Axmed Bulle Maxamed oo ah Gudoomiyaha Gobolka Gedo,kuna sugan degmada Baardheere ayaa Wareysi dheer uu siiyey Warbaahinta Markabley ,waxuu kaga Hadley,Xaalada Abaarta ee ka taagan Gobolka ,Safarka shaqo ee ay ku joogaan Baardheere waxa uu la xariiro,Maxaa ka jira Abaabulka xerada looga furayo degmada.
Sidoo kale waxaa uu ka Hadley Mowqifkiisa ku aadan hal heyskiisa ahaa in la helo Jubaland Xor ah maxaa kaaga qorsheysan iyo Waa maxay aragtidaada ku aadan Magacabista Ku simaha Gudoomiyaha Gobolka Gedo oo Jubaland ay u magacawdey Macalimoo.
HALKAN KA DHAGEYSO WAREYSIGA GUDOOMIYE AXMED BUULLE GAREED