Odayaal & Waxgarad ku dhawaaqay in Somaliland u ogolaan doonin Magaalada Laas-Caanood

67

Qaar kamid ah Odayaasha iyo Waxgaradka Gobolka Sool ayaa sheegay in Shacabka kacdoonka sameeyay ay ku guuleysteen in Ciidamada Somaliland ay ka saaraan Magaalada Laas-Caanood.

Odayaasha iyo Waxgaradka oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in marnaba aysan u ogolaan diinin in Somaliland ay maamusho Magaalada Laas-Caanood, waxaana ay baaq u direen dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya.