Ka dhageyso: Radio Markabley Barnaamijka Taxanaha ah ee Wax soosaarka Beeraha

46

Barnaamijka 20aad ayaa Maanta waxa aan ku eegi doono Barashada Xirfada wanaagsan habka wanaagsan ee diyaarinta diga Xoolaha iyo Waxyaabaha la Qurmiyey Sida Digada Xoolaha oo kale.

Mowduuca Maanta ayaa ah Hordhaca adeegsiga wanaagsan ee Habka wanaagsan Adeegsiga Digada iyo Nafaqeynta Ciida adigoo adeegsanayaa waxyaabaha Noolaha ka yimaada ,waxaana Barnaamijkan idiin soo saartey Hay,adda FAO,oo Taageero ka helaysa Hay,adaa Kaalmada Mareykanka ee USAID.

Waa subaxnimo Axad ah saacaduna waa 7,00 am,taariikhduna ay ku beegan tahay 25/12/2022,Barnaamijkani oo ah kii 20aad ee Barashada Xirfada wanaagsan ee diyaarinta diga Xoolaha iyo Waxyaabaha la Qurmiyey Sida Digada Xoolaha oo kale.

Barnaamijkan oo Rogaal celis ah ayaad dhageysan doontaan Galabnimada jimcaha 5.30 pm.
Soo gudbinta Barnaamijkan Waxaa Iska kaashadey Hay,adda Qaramada Midoobey u Qaabilsan Cunnada iyo Beeraha ee FAO iyo Idaacadeena.

 

HOOS KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA 20AAD EE BEERAHA