Guddiga Hirgelinta Doorashada Heer Federaal ayaa maalintii Saddexaad wada bixinta Shahaadada Xildhibaanimo ee la siinayo Mudaneyaasha loo doortay kuraasta labada Aqal ee Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ee Baarlamaanka 11-aad.
WarSaxaafadeed ay Guddiga soo saareen ayay ku soo bandhigeen Xildhibaanada ay maalintii Saddexaad diiwaan geliyiin.
Hoos ka akhriso WarSaxaafadeedka
Waxaa Maalinta 3-aad ee Shahaado Bixinta qaatay Shahaadada Xildhibaanimo ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaanada hoos ku qoran:
1. Ibrahim Awgab Osman AS#06
2. Hassan Idow Mohamed AS#22











