Guddiga Xallinta Khilaaf Doorashooyinka Soomaaliya ayaa soo saaray kuraasta Golaha Shacabka ee cabashada ka taagan tahay, kuwaas oo qaarkood ay u gudbinayaan Golaha Wadatashiga Qaran.
Sidoo kale waxaa qoraalka ku qoran in ay hayaan dacwado gaaraya 25, kuwaasi oo aan buuxin shuruudihii habracyada doorashooyinka.
Qoraalka ay soo saareen guddiga ayaa u qornaa sidan:-