Guddiga Doorashada Galmudug Oo Shaaciyay Xiliga Ay Dhacayso Doorashada Laba Kursi

61

Guddiga doorashooyinka Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa shaaciyay doorashada labo kursi oo ka mid ah Golaha shacabka, kuwaasi dhawaan lagu dooran doono magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulkaasi.

Guddiga ayaa sheegay in labo kursi oo kala ah; HOP 026 iyo HOP 104 la dooran doono, 24ka bishaan.