HOOS Dhageyso Barnaamijka Wax soo saarka Beeraha Taxanaha 5aad

25

Ku soo Barnaamijka Wax soosaarka Beeraha,Mowduuca Maanta oo ah kii Shanaad ayaa waxaa uu ku saabsan yahay Maareynta iyo Maamulka Hagaajinta Tayada Dalaga Beerashada iyo Goosashada .

Soo gudbinta Barnaamijkan Waxaa Iska kaashadey Hay,adda Qaramada Midoobey u Qaabilsan Cunnada iyo Beeraha ee FAO iyo Idaacadeena.

RADIO MARKABLEY BARDERA 88.8 MHTZ