Maxay ka wada hadleen Madaxweynaha Hir-Shabeelle & Madaxa Hay’adda UNDP?

6

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta qaabilay Madaxa ugu sareeya Hay’adda UNDP ee Somalia Jocelyn Mason.

Kulankaan ayaa looga hadlay Horumarinta iyo tayeeynta Hay’addaha Maamulka Hirshabeelle, iyo Hirgalinta Mashaariic wax ku ool ah.

Madaxweynaha iyo Jocelyn Mason ayaa Sidoo kale isla afgartay in la joogteeyo kulamada si loo xoojiyo shaqooyinka Wasaaradaha.