BARNAAMIJKA IYO FARIINTA WACYIGELINTA OLOLAHA TALAALKA CUDURKA DABEYSHA.

28

Barnaamijka iyo FariintaTalaalka Cudurka Dabeysha ee ka Soconaya Qaar ka mid ah Gobolada Dalka Soomaaliya ayaa waxaa idiin soo saarey Wasaarada Caafimaadka DF ee Soomaaliya.

waxaana Ololaha Talaalkan oo iminka ka Socda degmada Baardheere iyo Deegaanada hoos yimaada ayaa waxaa ka faa,ideysanaya kumanaan ka mid ah Caruurta ay da’dooda ay ka yar tahay 5ta Sanno,waana lacag la ‘aan.

(KA DHAGEYSO RADIO MARKABLEY BAARDHEERE 88.8MHTZ )