Dhageyso Barnaamijka 3aad ee Taxanaha Ilaalinta Beeraha .

62

Hoos ka dhageyso Mid ka mid ah Barnaamijyada Taxanaha ee Wax soo saarka,Mowduuca 3aad ee Maanta waxaa uu ku saabsan yahay Ilaalinta Beeraha iyo Saamynta ay ku leedahay Wax soosaarka Beeraha. Hordhaca ,tani waaa waxqabad muhiim u ah oo wado loo maro horomarinta Sugnaanta Cunnada.

RADIO MARKABLEY BARDERA 88.8 MHTZ