Yuusuf Dabageed iyo Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal oo ka wada hadlay Arrimaha Doorashooyinka doorashooyinka

29

Xubno ka socda Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal ee shalay gaaray Magaalada Beledwyene ee xarunta Gobolka Hiiraan waxaa ay magaaladaasi kulan kula qaateen Madaxweyne ku-xigeenka dowlad goboleedka Hir-shabelle Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed).

Madaxweynaha iyo xubnha Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal ayaa ka wada hadalay Arrimaha Doorashooyinka Dalka, waxaana Guddiga Madaxweyne ku-xigeenka Hir-shabelle ay ka codsaday inay kala Shaqeeyaan sidii loo dardar gelin lahaa doorashada Aqalka Hoose iyo adkeynta Amniga Magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan

Xubanaha Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal ayaa sidokale inta ay halkaa ku sugan yihin waxa ay kulama laqaadan doonaan Bulshada qaybaheed kala duwan.