Madaxweynaha Somaliland oo Magacaabay 12 Mas’uul oo cusub

8

Madaxweynaha Somaliland ayaa magacaabay 12 Agaasime oo hoggaamin doona hay’addaha kala duwan ee maamulka.

  1. Md Cabdilaahi Jiidhe Agaasimaha wasaarada Hawlaha Guud
  2. Axmed Xassan Aw Aadan Agaasimaha Wasaarada Cadaalada –
  3. Maxamed Caynab Agaasimaha Wasaarada Gaashaandhiga –
  4. Cabdiraxmaan Musaabaqo Gudoomiye ku xigeenka Baanka
  5. Macalin Maxamed Soomali Agaasimaha wasaarada Maalgashiga –
  6. Cabdirashiid Caydiid Yaasiin Agaasimaha Wasaarada Ciyaaraha –
  7. Cabdi Faarax Belel Agaasimaha Wasaarada Biyaha –
  8. Axmed-Yaasiin Muxumed Xasan Agaasimaha
  9. Ibraahim Cali Ismaciil Agaasimaha Wasaarada Arimaha Gudaha Qaybta Amniga – Basanbuur –
  10. Agaasimaha Wasaaradda Ganacsiga , Xamse Xaamud Guleed
  11. Cabdi Qani Galeydh Agaasimaha Wasaarada Beeraha
  12. Sharmaarke ismaaciil Idiris Maareye Ku Xigeenka Madaarada Somaliland