Ra’iisul wasaare Rooble oo kulan laqaatay Amiirka Dalka Qadar.

5

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda faderaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo booqasho rasmi ah ku jooga magaalada Doxa ee dalka Qadar ayaa kulan la qaatay Ra’iisul Wasaaraha Qadar Shiikh Khalid Bin Khalifa Al-Thani

Ra’iisul Wasaaraha ayaa dhiggiisa Qatar kala hadlay xoojinta xiriirka labada dal iyo kordhinta mashaariicda horumarineed ee Dowladda Qadar ay ka fuliso Soomaaliya.

Sidoo kale Ra’iisul Wasaaraha ayaa kulan laqaatay Amiirka dalka Qatar Sheikh Tamiim Bin Hamad Al-Thani,waxaa ay kawada hadleen xariirka labada dal .