S/Guud Bashiir Goobe oo magacaabay Talyaha NISA ee G.Banaadir

15

Agaasimaha hay’adda NISA, Sareeye Guud Bashiir Maxamed Goobe ee uu dhowaan magacaabay Ra’iisul wasaare Rooble ayaa wareegto ayaa magacaabay agaasimaua Cusub ee Nabad sugida G/Banaadir.

Bashiir Goobe ayaa xilkaan u magacaabay Muxuyadiin Maxamed Jimcaali, sida lagu sheegtay wareegtada.

Xilkaan ayaa waxaa laga qaaday agaasimaha NISA ee uu magacaabay Madaxweyne Farmaajo, Yaasiin Faray.

Hoos ka akhriso.