Dr Maxamed Axmed oo ka hor yimid magacaabis uu sameeyay Guddoomiyaha Maxkamada Sare.

3

Guddoomiyaha Maxkamadda  Rafcaanka Gobalka Banaadir Dr Maxamed Axmed cismaan (Baarri), ayaa soo saaray amar uu dib ugu celinayo kaaliyaal uu ku magacaabay Baashe yusuf Guddomiyaha Maxkamadda Sare si aan waafaqsanayn habraac sharci.

Sidoo kale warqada kasoo baxday Xafiiska Guddoomiyaha ayaa lagu yri ” Guddoomiyaha Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir waa kan ugu sareeya garsoorka gobolka ee dhanka maamulka, isaga ayaana sharci u leh isku bedelka shaqalaaha ka howlgala Maxkamadaha Gobalka Banaadir.

Hoos ka akhriso: