Madaxweyne Qoor qoor oo soo gaaray Muqdisho.

3

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa soo gaaray magaalada Muqdishu ee caasimadda Dalka.

Madaxweyne Qoor qoor iyo wafdigiisa ayaa waxaa garoonka Diyaaradaha ku soo dhaweeyay masuuliyiin ka socday Maamulka gobolka banaadir, xubno ka kala socday golaha wasiirada XFS iyo Labada gole ee BFS iyo masuuliyiin kale.

Madaxweynaha Galmudug ayaa kamid ah xubnaha golaha watashiga qaranka ee la filayo in muqdisho kulan ku yeesheen 21 bishan magaalada Muqdisho.