Guddiga hirgalinta doorashooyinka K/galbeed oo shaaciyay jadwalka doorashada.

11

Guddiga hirgalinta doorashooyinka heer dowlad goboled koofur galbeed soomaaliya ayaa shaacisay jadwalka qamsoomida doorashada Aqalka Sare ee baarlamaanka Soomaaliya.

Guddoomiyaha guddiga hirgalinta doorashooyin heer dowlad goboleed koofur galbeed Soomaaliya Yuusuf Cabdulqaadir Maxamed ayaa war qadaan ku saxiixnaa.

Iyadoo malinti beri oo axad ah ay dowlad goboleedka koofur galbeed ka bilaaban doonto deegaanadayda diiwaan gelinta qabashada codsiyada iyo shubitaanka qidmooyinka.

Hoos ka akhriso jadwalka doorashada dowlad goboleedka Koofur galbeed: