Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Farmaajo iyo Amiirka Qatar?

6

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi  Farmaajo, oo khadka taleefanka kula hadlay Amiirka Dalka Qatar,  Sheekh Tamiim bin Xamad Al Thani, ayaa ugu hambalyeyay munaasabadda Ciidda barakeysan ee Ciidul Adxa.

Madaxweynaha iyo Amiirka ayaa isweydaarsiga hambalyada kaddib u rajeeyay labada dal iyo dhammaan Muslimiinta  horumar iyo barwaaqo inay ku gaaraan sanadkan kiisa kale.

Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhamaaday ee soomaaliya iyo amiirka dalka Qatar oo khadka taleefanka ku wada hadlay ayaa ugu hambalyeyay munaasabadda Ciidda barakeysan ee Ciidul Adxa.

Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Madaxweynaha mudo xileedkiisa dhamaaday iyo Amiirka Dalka Qatar, Sheekh Tamiim bin Xamad Al Thani, ayaa sidookale ayaa isweydaarsiga hambalyada kaddib u rajeeyay labada dal iyo dhammaan Muslimiinta  horumar iyo barwaaqo inay ku gaaraan sanadkan kiisa kale.