Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magaacaabay Guddiga dib-u-heshiisiinta Gobolka Geddo, kuwaa oo aysan ku jirin Jubbaland.
Guddiga ayaa la faray inay dedejiyaan arrimaha dib-u-heshiisiinta Gobolka Gedo.
Hoos ka akhriso magacyada guddiga.