Mareykanka oo ku baaqay in fadhi deg deg laga yeesho xaalada G.Tigreey.

9

Safiirka Joogtada ah ee Mareykanka u qaabilsan QM ayaa sheegtay in lagaaray xiligii xukuumada Ethiopia lagula xisaabtami lahaa dhibaatada bini aadamnimo ee ka taagan Gobolka Tigreey.

Qm ayaa shalay sheegtay in 350K ay u ildaran yihiin gaajo aad u daran.

Linda waxa ay sheegtay inay diyaarinayaan fadhiga Golaha amaanka iyagoo taagera kahelaya Midowga Yurub si dowladda Ethiopia cadaadis loogu saaro in Hay adaha gargaarka ay si madaxbanaan uga howlgalaan G.Tigreh