Baafin Baafin Baafin

20

Waxaa la baafinayaa Gabdhaha walaalaha ee kala ah,Hani Goomey Xuseen iyo Leylo Goomey Xuseen oo warkooda la la yahay Muddo 30 maalin ah,Gabdhahan ayaa markii ugu dambeysay waxay ku sugnaayeen Magaalada Mombasa ee Dalka Kenya.

Gabdhahan ayaa waxaa Baafinaya Aabahood oo lagu magacaabo Goomey Xuseen Xasan oo degan Magaalada Baardheere,hadaba Ciddii aragta Gabdhahaasi ama war ka haysa waxaa si naxariis leh looga Codsanayaa in ay la soo xariiraan Telefonada kala ah 0615246571 iyo Telefonka kale 0615131472 ama Radiyaha Markabley Baardheere inaga ayaa gaarsiin doona.

Mahadsanidiin