Abwaan Faarax Macalin oo ku guuleystey Abaal gudka Sanadka 2020 ee hibada iyo Hal abuurka(Dhageyso)

65

Abwaan Faarax Macalin oo ah Abwaa da’yar oo ku guuleystay abaal gudka sanadka 2020 ee silsilada nabada oo ay soo qabanqaabiyeen Midowga Yurub (European Union).

Mawduuca tartanka sandkaan oo ahaa “My Town My Future” ayuu abwaanku kaga qayb qaatay gabay uu kusoo bandhigayo hibada uu Gobolka Gedo eebe ku manaystay, gaar ahaan Degmada Luuq.

Hadaba Abwaan Faarax oo wareysi dheer siiyey Radio Markabley Barnaamijka Faaqidadaada Wareysiyada ayaa waxaa la yeeshay Axmed Cumar Saalixi oo ah Agaasimaha Radio Markabley, ugu horeen waxaa uu weydiiyey Taariikhdiisa la xariirta sida markii ugu horeysay ee ku noqtey Abwaan Hal abuur curiye suugaanta iyo xiligii uu soo shaac baxay?

Hoos ka dhageyso Wareysiga Abwaan Faarax Macalin