Kulanti Wanaagsan Dhageystayaal ku soo dhowaada Barnaamijka Beeraha oo rogaal celis ah waa Habeenimo Isniin ah Taariikhduna ay ku beegan tahay 21/9/2020,saacaduna waa 8dii fiidnimo,Barnaamijkan Beeraha oolooga hadlayo sidii loo kordhin lahaa Aqoonta iyo Tacabka Beeraha.
Barnaamijkan oo taxane ah ayaa waxaa si wadajir ah u soo diyaariyey Hay,adda Cuntada iyo Beeraha u Qaabilsan QM ee FAO iyo Radio Markabley.