Madaxweynayaasha Maamulada Jubbaland iyo Puntland Axmed Madoobe iyo Saciid Deni ayaa shuruud cusub ku xiray kulankii la filayey inay la qaataan madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.
Sida ay illo wareedyo lagu kalsoonaan karo u xaqiijiyeen WARBAAHINTA