Shariif Xasan oo maanta soo gaaray Muqdisho

17

Madaxweynihii hore ee maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya ee Shariif Xasan Shiikh Aadan, ahna guddoomiye ku xigeenka madasha xisbiyada qaran ayaa maanta soo gaaray  Magaalada Muqdisho.

Shariif Xasan ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa ku soo dhaweeyay   senatoro, xilhdibaanno, wasiirrada sii hayeyaashaa ah.

Sidoo kale Shariif Xasan ayaa la filayaa inuu goordhow la hadlo warbaahinta, isagoona ka hadli doono arimo badan oo ku saabsan xaalada xiligan uu dalka marayo iyo arimaha doorashooyinka.