DDS oo maanta aan laga oogin Salaada Ciidda Carafo

2

Dawlad Deegaanka Soomaalida ayaan maanta fagaare looga tukan Saaladda Ciidda Carafo oo maanta ay ahayd maalintii 1aad, balse waxaa jiray misaajidada qaar oo laga maqlayay Takbiirta Salaadda Ciidda .

Itoobiya waxaa lagu soo rogay xayiraadaha looga hortagayo fiditaanka cudurka safmarka ah ee Covid-19, waxaana kamid ah in la mamnuucay goobaha ay inta badan, dadku isugu imaan jireen gebi ahaanba dalkaasi.

Inta badan dunida  Islaamka ayaa waxaa laga oogay Salaadda Ciida Carafo, inkasta oo qaarkood ay weli u go’doonsan yihiin xdayiraad uu geliyay cudurka Covid-19.