Cabsi laga qabo in webiga Shabeelle uu ku fataho magalada Jowhar

41

Warar aan ka helayno degmada Jowhar ee gobolka Shabeellada Dhexe aya waxa ay sheegayaan in ay jirto cabsi laga qabo in webiga uu ku fataho magaaladaasi.

Dadka Shacabka ah ayaa ka walaacsan in xaafadaha magaaladaasi ay soo galaan biyaha webiga , maadaama uu buux dhaafiyay.

Dhinac kale mamulka degmad Jowhar ayaa bilaabay, hawllo ay ku carro tuurayaan gaararka webiga, si ay uga hortagan fatahaadda webiga.

Sidoo kale gobolka Hiiraan aya isna lag cabsi qabaa in uu saameeyo haddii uu webigu