Kheyre oo kusoo jeedda Muqdisho

26

Xasan Cali Kheyre Ra’iisul Wasaarihii dalka oo baarlamaanka Soomaaliya uu sheegay  uu kalsoonida kala laabtay ayaa goordhow kusoo ambaxay Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug.

Kheyre ayaa waxaa ku wehliya Safarkiisa tiro Xildhibaano iyo Wasiir ka tirsanaa xukuumaddiisa.

Waxaa lagu waddaa in uu ka hadlo go’aankiisa ku aadan kalsooni kala noqoshadda baarlamaanka Soomaaliya.