Barnaamij Dood wadaag oo ku saabsan Soo bandhigida Guulaha Dumarka ee Hoggaaminta iyo Dhismaha Nabadda,

8

Barnaamij Dood ah oo ku saabsan Soo bandhigida Guulaha Dumarka ee Hoggaaminta iyo Dhismaha Nabadda,Barnaamijkan ayaa waxaa igala qeyb galaya islamarkaana marti iigu ah Studiyaha dhexe ee Radio Markabley-Baardheere

Qureesho Aden Cumar oo ah Gudoomiyaha Ururka Haweenka degmada Baardheere iyo Sacdiyo Sh Maxamed oo ah G/ku xigeenka Ururka Haweenka ee degmada Baardheere,

Barnaamijkan ayaa waxaa soo saarey hay,ada SSWC, oo ay taageerayso FCA.,waxaana Barnaamijka idinla socodsiinaya ,anigoo Yaxye C/risaaq soofe,halka aad kala socotaan waa Warbaahinta Markabley,hirkeeda FM.88.8 MHTZ.

Waa maalimo khamis ah Taariikhdu ay ku beegan tahay 6da Bisha 2aad 2025,inta aan guda gelin Barnaamijka ku soo dhawaada  Fariintan wacyi gelinta ee ku saabsan in la kaashado ama la xulufeeysto  ragga sidii sare loogu qaadi lahaa ama loo kobcin lahaa dumarka.

.  
Halkan ka dhageyso Barnaamij Soo bandhigida Guulaha Dumarka ee Hoggaaminta iyo Dhismaha Nabadda