Ka dhageyso Radio Markabley FM-Baardheere Maalin iyo Habeen kasta Taxanaha Fariimaha wacyi gelinta Bulshada,Fariintani waa Taxanahii 1aad.
Fariimaha Raadiyaha ee kor u qaadista Xuquuqda Siyaasadeed ee Haweenka, Ka Qaybgalka, iyo Hoggaaminta ee Dhismaha Nabadda ee ismaamulka Dowladda Jubbaland, Soomaaliya.
Fariintan Wacyi gelinta waxaa idiin soo gudbiyey hay’adda SSWC oo taageero ka heleysa FCA.Waxaadna Fariintaan ka dhageysanaysan Radio Markabley Baardheere,Hirkeeda FM 88,8 MHTZ iyo Barta aan ku leenahay Facebooga ee radiomarkabley.

HALKAN KA DHAGEYSO FARIINTA WACYI GELINTA BULSHADA EE JUBALAND










