Ka dhageyso Radio Markabley Todobaadka kasta Barnaamijka wax soo saarka Beeraha

7

Barnaamjika maanta ayaan waxaan ku eegi doona Xoojinta goosashada Dalagyada kale duwan,Ciida iyo Maareynta Biyaha iyo wadaaga aqoonta iyo Xoojinta   Goosashada Dalaga iyo sida loo habeeyo marka Dalaga la goosto.

Waa subaxnimo Axad ah saacaduna waa 7;00 am,taariikhduna ay ku beegan tahay 13/10/2024 Barnaamijkani oo ah kii 43aad ee habka wanaagsan ee Wax Beerashada,

Barnaamijkan oo rogaal celis ah ayaa waxaad dhageysan doontaan Galabnimada jimcaha 5.30 pm.

Barnaamijkan ayaa waxaa idiin soo saartey Hay,adda FAO,oo Taageero ka helaysa Hay,adaa Kaalmada Mareykanka ee USAID.

Soo gudbinta Barnaamijkan Waxaa Iska kaashadey Hay,adda Qaramada Midoobey u Qaabilsan Cunnada iyo Beeraha ee FAO iyo Idaacadeena.

 

HALKAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA HABKA WANAAGSAN EE WAX BEERASHADA