Qarax xoogan oo goordhow ka dhacay magaalada Muqdisho

3

Gaari walxaha qarxaha laga soo buuxiyey ayaa ku qarxay agagaarka maqaayad laga cuno Muufada oo kutaala dhabarka danbe ee guriga hooyooyinka.

Maqaayada la hordhigay gaariga ayaa waxaa lagu magacaabaa Geel-doox waana mid aad u mashquul badan.

Qasaaro kal duwan ayaa lasoo sheegayaa,waxii Faah faahin ah waxaad ka dheehan doontaan Wararkeena dambe.