Dowladda Soomaliya oo baaq culus u dirtay shacabka ka dib weerarkii Liido

15

๐—š๐˜‚๐—ฑ๐—ฑ๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐— ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—š๐˜‚๐—ฟ๐—บ๐—ฎ๐—ฑ ๐—ค๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป oo maanta ku kulmay x๐—ฎ๐—ฟ๐˜‚๐—ป๐˜๐—ฎ D๐—ต๐—ฒ๐˜…๐—ฒ ๐—ฒ๐—ฒ ๐—›๐—ฎ๐˜†โ€™๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ (๐—ฆ๐—ผ๐——๐— ๐—”) ayaa shacabka Soomaaliyeed markale ugu baaqay in ay ka qeybqataan gurmadka shacabkii waxyeellada ka soo gaartay qarixii Liido.

Kulankaan waxaa Guddoomiyay Guddoomiyaha Guddiga Maaliyadda ahna Wasiirka Waxbarashada XFS Faarax Sheekh Cabdulqaadir, waxaana qeyb ka ahaa wasiiru dowlaha Xafiiska Raโ€™iisulwasaaraha Xirsi Gaani, Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiiboyinka ee SoDMA Maxamuud Macalim Cabdulle, Ganacsato, Ururka Haweenka Qaranka iyo Culumada Soomaaliyed.

Guddigaan ayaa markale shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay qeybtooda ka qataan gurmadka loo sameynaayo shacabkii khawaarijta ku xasuuqday Liido, waxaana guddiga uu u mahadceliyay Golaha wasiirada XFS oo xalay lacag Nus Milyan dollar ah ugu deeqay ehelada dadkii waxyeellada ka soo gaartay weerarkaas.