Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige oo ku sugan Magaalada Paris ee Dalka Faransiiska ayaa waxa uu khudbad ku saabsan hannaankii Deyn Cafinta Soomaaliya ka jeediyay ๐๐ฎ๐ฎ๐บ๐ฎ๐ฐ๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐ฆ๐ฐ๐ถ๐ฒ๐ป๐ฐ๐ฒ๐ ๐ฃ๐ผ, gaar ahaan ardayda dhigata qeybta ๐ฃ๐ฎ๐ฟ๐ถ๐ ๐ฆ๐ฐ๐ต๐ผ๐ผ๐น ๐ผ๐ณ ๐๐ป๐๐ฒ๐ฟ๐ป๐ฎ๐๐ถ๐ผ๐ป๐ฎ๐น ๐๐ณ๐ณ๐ฎ๐ถ๐ฟ๐.
Wasiirka ayaa hadal jeedintiisii ku saleeyay sida tanโฆ
A)- Habka Soomaaliya loogu yeeshay deymaha?
B)-Deymihii markii la gudiwaayay waxa dhacay?
C)-Dhibaatada dhaqaale ee ay Soomaaliya kala kulantay?
D)-Si looga cafiyo waddooyinka loo soo maray?
E)-Marka laga cafiyay kadib waxa uu qorshuhu yahay?
Hadaljeediintii Wasiirka Maaliyadda kadib qaar ka mid ah arday ayaa suโaalo muhiim ah weydiiyay Wasiirka, ku waas oo ku saabsanaa sida looga faaโiidaysan karo waddada iyo xiliga gaaban ee ay Dowladda Soomaaliya ku gudubtay in ay gaarto barta kama dambeysta ah ee Deyn Cafinta, taas oo ay ugu dambeeyeen wadamada Paris Club oo ku dhawaaqay in ay cafiyeen.