War saxaafadeed kasoo baxay Guddiga doorashooyinka heer dowlad goboleed ee Hirshabelle SEIT waxay ummadda Soomaaliyeee u cadeesay mowqifkeeda kursiga muranka la galiyay ee HOP #86.
Sidoo kale, Guddiga ayaa sheegay in kursiga HOP#86 uu ahaa kuraasta fara ku tiriska ah ee si hufan loogu doortay doorashada dalka ka dhacday ee 2022.
Hoos ka akhrso war saxaafadeedka kasoo baxay Guddiga Maamulka Doorashada Hirshabeelle.
Guddiga doorashooyinka heer dowlad goboleed ee Hirshabelle SEIT waxuu ummadda Soomaaliyeee u cadeynayaa mowqifkooda kursiga muranka la galiyay ee HOP #86.
HOP#86 Wuxuu ahaa kuraasta fara ku tiriska ah ee si hufan loogu doortay doorashada dalka ka dhacday ee 2022.
Waxaa goobjoogayaal ka ahaa guddiga doorashooyinka ee heer federal FEIT iyo guddiga Xalinta khilaafaadka .