Qoysas xoolaley ah oo ay saameysay abaarta islamarkaana ka soo barakacay degaano ka tirsan Gobolka Gedo ayaa gaaray degaan ku dhow magaalada Mandheera ee dalka Kenya.
Qoysaskani ayaa shegaya in imika ay xaalad noolaled ay ku haysato deegaanadii ay ku soo barakaceen oo aysan helin wax gargaar ah.
Qaar ka mid ah dadkaani oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in goobihii ay ka soo barakcen ay ka jirtay biya la’aan ba’an iyo gabaabsi dhanka cunadda ah.