Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada Maamulkaas oo todobaadkii mar lagu qabto Magaaada Garoowe.
Shirka ayaa waxaa todobaadkaan looga hadlay Amniga, xaaladda Abaaraha, Maciishada iyo nabadeynta Saaxmeygaag iyo Sangejabiye. Iyo qodobo kale.
Shirka Golaha Wasiirada Waxaa Madaxweynaha kala qeybgalay Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash, waxaana lagu go’aamiyay in la fuliyo qodobada looga hadlay shirka.