Waxaa maanta ka dhacay magaalooyinka Muqdisho iyo Dhuusamareeb ka Doorashada kuraas kamid ah Doorashada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya.
Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu qabtay Doorashada shan kursi oo kamid ah Golaha Shacabka, kuwaasi oo kamid ah kuraasta Beelaha Banaadiriga.
Guddiga Maamulka Doorashooyinka Beelaha Banaadiriga ayaa ayaa soo gaba gabeeyay ayaa sheegay in kuraasta ay ku kala guuleysteen.
1-HOP-265: Waxaa ku guuleystay Maxamed Nuur Abuukar
2-HOP-266: Waxaa ku guulleystay Guddoomiyihii hore ee degmada Xamarweyne Cumar Shariif Maxamed (Jeeg)
3-HOP-105: Cabdiraxmaan Cabduqaadir Cadde