Maamulka Gobolka Banaadir oo si adag kaga hor yimid qoraal ka soo Baxay Wasaaradda Waxbarashada Dalka.

4

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa Warsaxaafadeed kasoo saaray Adeega Waxbarasho ee Gobolka Banaadir.

Qoraalka Maamulka Gobolka Banaadir ay soo saareen ayaa sii aad loogu dhaliilay Wasiirka Waxbarashada Dalka.

“Wasiirka Waxbarashada danihiisa gaarka ah oo faa’iido doon dhaqaalo ah ayuu u burburinayaa adeegyada waxbarashada iyo caafimaadka Gobalka Banaadir”

Hoos Ka Aqriso Warsaxaafadeedka Oo dhameystiran.