Ra’iisul Wasaare Rooble oo dalka dib ugu soo laabtay

5

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Maxamed Xuseen Rooble iyo wefdigii uu hoggaaminayay ayaa galabta dalka dib ugu soo laabtay, ka dib booqasho rasmi ah oo uu muddo 3 cisho ah ku joogay dalka Qatar.

Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa intuu halkaasi ku sugnaa waxaa uu kulamo kala duwan layeeshay mas’uuliyiinta dalkaasi ugu sarreysa.

Waxaana kulamadu ay ahaayeen kuwo looga hadlay arrimo khuseeya xoojinta xiriirka labada dal Qatar iyo Soomaaliya.