Wararka Maanta Maxkamadda Gobolka Banaadir oo ka laabatay waarankii soo qabashada ahaa ee Axmed Madoobe By admin - January 29, 2026 10 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Maxkamadda Gobolka Banaadir oo ka laabatay waarankii soo qabashada ahaa ee Axmed Madoobe, Madaxweynaha Maamulka Jubaland, oo la filayo inuu Muqdisho yimaado, si uu uga qeybgalo Shirka Wadatashiga Qaran ee loo balansan yahay 1da Feb.