Soomaaliya oo wajahaysa xaalad abaareed oo sii xumaanaysa

10

Sanadka 2025 – ilaa 2026 Soomaaliya waxay wajahaysaa xaalad abaareed oo sii kordhaysa, taasoo saameyn ku yeelatay beeraha, xoolaha, iyo helitaanka biyaha nadiifka ah.

Abaarta ayaa ka dhalatay roobab aan joogto ahayn kasoo sababay hoos u dhaca heerarka biyaha dhulka hoostiisa, iyo saameynta El Niño.

Halkaan waxaan idin kula wadaageynaa warbixinta xaaladda abaarata Soomaaliya.