Qarax ay dad ku dhinteen oo ka dhacay Pakistan.

0

gu yaraan 14 qof oo ay ku jiraan lix caruur ah ayaa ku dhintay qarax ka dhacay warshad kimikada ah oo ku taal magaalada Faisalabad ee gobolka Punjab ee dalka Pakistan, sida ay saraakiishu sheegeen.

Afhayeenka kooxda samatabixinta Punjab Faaruuq Axmed ayaa sheegay in qaraxa uu dhacay subaxnimadii Jimcaha, waxaana qraxa ka dhashay qeybta wax kululeysa ee warshad oo ku taal deegaanka Malikpur ee Faisalabad.