Ka dhageyso Radio Markabley Tartan Aqooneedka Dugsiyada Waxbarashada HIRDA-Baardheere

6

Ku Soo dhowaada dhageystayaal Barnaamijka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Waxbarashada HIRDA,Tartan Aqooneedka Maanta oo Arbaco ah 19-11-.2025, ka dhacay Iskuulka Sare ee Sayid Warsame ayaa waxaa uu u dhaxeeyey fasalada 2aad iyo 4aad ee Dugsiga Sare ee Sayid Warsame.

Natiijada Tartanka ayaa waxay u dhacdey sidan Fasalka 4aad ee dugsiga sare ayaa haley Oo heley 16 dhibcood,Halka Fasalka 2aadna uu helay 15.dhibcooda,sidaasina waxay guusha ku raacdey Ardeydii ku tartamaysay Fasalka 4aad oo ku badisey 16 Dhibcood.

Hadaba ciddii uu seego BarnaamijkaasI waxay ka daalacan karaan Websitkeena Www.radiomarkabley.com iyo Barta aan ku leenahay Facebooga RadiomarkableyK

HALKAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA TARTAN AQOONEEDKA HIRDA