Ku Soo dhowaada dhageystayaal Barnaamijka Tartan Aqooneedka Dugsiyada Waxbarashada HIRDA Maalin kasta oo Khamiis ah aad ugu barateen inaad kala socotaan Radio Markabley 2;30 Duhurnimo ilaa 3;00 Galabnimo,Barnaamijkaasi oo Rogaal celis ah ayaa waxaad dhageysan doontaan isla fiidnimada Khamiista 8da fiidnimo ilaa 8.30 ka fiidnimo .
Tartan Aqooneedka Maanta oo khamiis ah 30-10-.2025, ka dhacay Iskuulka Hoose/Dhexe ee Jaalle Siyaad ayaa waxaa uu u dhaxeeyey fasalada 5aad iyo 6aad ee Dugsiga Hoose/Dhexe ee Jaalle Siyaad,natiijada ayaa waxay ku soo dhamaatey Bar Bar dhac ,waxayna labada Fasal kala keeneen min 30 dhibcood.
Hadaba ciddii uu seego BarnaamijkaasI waxay ka daalacan karaan Websitkeena Www.radiomarkabley.com iyo Barra aan ku leenahay Facebooga Radiomarkabley
HALKAN DHAGEYSO TARTAN AQOONEEDKA DUGSIYADA HIRDA











