Trump ”Mareykanka ma ogolaan doonno in Xuuthiyiinta ku dhuuntaan Soomaaliya”

7
US President Donald Trump looks on after delivering an update on "Operation Warp Speed" in the Rose Garden of the White House in Washington, DC on November 13, 2020. (Photo by MANDEL NGAN / AFP)

Madaxweyne Trump ayaa sheegay in Xuutiyiinta markii lagu laayay duqeymaha Mareykanka ee dalka Yemen, ay isku dayayaan inay usoo cararaan Soomaaliya.

Wuxuu xusay in aysan dowladiisa u ogolaan doonin Xuutiyiinta inay ku dhex-dhiintaan shacabka Soomaaliya, oo hadda kasoo kabanaya dagaallo mudo 30 sano ka badan kusoo jireen.

Xuutiyiinta ayaa la sheegay inay xiriir la leeyihiin Al-Shabaab oo ka talisa qeybo kamid ah dalka Soomaaliya.