Wararka Maanta Golaha Warbaahinta Madaxa banaan wuxuu soo dhaweynayaa Gogosha uu Madaxweynaha u fidiyey Ururada bulshadda iyo Siyaasiyiinta By admin - March 31, 2025 38 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Golaha Warbaahinta Madaxa-banaan ayaa soo saarey war-saxaafadeed uu ku soo dhaweynayo gogosha uu Madaxweynaha dalka Xasan Sheekh u fidiyey Ururada bulshadda iyo Siyaasiyiinta.