Ka dhageyso Radio Markabley Barnaamijka Wadaaga SOMA 27-2-2025

4

K a Dhageyso Todobaad kasta Maalmaha Khamiista 2:30 PM iyo Axada 7:30 PM Barnaamijka Wadaaga ee ay idiin soo saarto Dalada SOMA,Waxaana idiin Baahiyey Radio Markabley Baardheere,hirkeena FM 88.8 MHTZ ,cida uu seego Barnaamijkan ayaa waxay ka socon karaan Webkeena www.radiomarkabley.com iyo Barta aan ku leenahay Facebooga Radiomarkabley.

1- Khamiista (Fresh) oo ah 20 daqiiqo iyo feedback.

2- Axadda (ku celis)

Su’aasha Todobaadkan:Maxaa hor taagan in culimadu ay qaataan kaalintooda ku aadan  ka hortagida tacadiyada ka dhanka ah haweenka?

Mahadsanidiin.

Shukri Baryare Maxamud-SOMA Program Coodinator

HALKAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA WADAAGA-SOMA