SHEEKH AADAN MADOOBE OO GANAAXII KALA LAABTAY XILDHIBAANNADII MUCAARADKA EE TAAGEERAY AXMED MADOOBE

5

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa la noqday Ganaax uu hore u saaray 15-Xildhibaan oo ka tirsan Golaha Shacabka, kana mida taageerayasha Axmed Madoobe, iyadoo hadda loo fasaxay ka qeyb galka fadhiyada guud ee Golaha kalfadhiga lixaad.

Xildhibaanadan ayaa hore looga joojiyay ka qeyb galka fadhiyada guud ee Golaha ka dib dhacdadii golaha ka dhacday 27-kii Bishii November 2024