Ka dhageyso Radio Markabley Barnaamijka Wadaaga SOMA 20-2-2025

9

K a Dhageyso Todobaad kasta Maalmaha Khamiista 2:30 PM iyo Axada 7:30 PM Barnaamijka Wadaaga ee ay idiin soo saarto Dalada SOMA,Waxaana idiin Baahiyey Radio Markabley Baardheere,hirkeena FM 88.8 MHTZ ,cida uu seego Barnaamijkan ayaa waxay ka socon karaan Webkeena www.radiomarkabley.com iyo Barta aan ku leenahay Facebooga Radiomarkabley.

1- Khamiista (Fresh) oo ah 20 daqiiqo iyo feedback.

2- Axadda (ku celis)

Su’aasha Todobaadkan:Sidee looga gudbi karaa caqabadaha hortaagan sare u qaadista waxbarashada Haweenka Soomaaliyeed?

Mahadsanidiin.

Shukri Baryare Maxamud-SOMA Program Coodinator

HALKAN KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA WADAAGA-SOMA